Download!Download Point responsive WP Theme for FREE!

baaq/baaq ku socda baarlamaanka iyo madaxda sare ee somaliya maamulka iyo odayaasha ku bahoobey golaha1960

     Baaqan ay dirayaan Maamuka ,Aqoonyahanda iyo Odayaasha ku bahoobey Golaha1960 ,Golaha codka shacabka somaliyeed .Baaqan oo ku socda Baarlamaanka federalka somaliya iyo madaxda ugu saraysa dalka ,sabatoo ah waxaa if baxaya iney qaar ka mid ah baarlamaanka federku ay rabaan iney Mooshin ku ridaan dowlada uu hogaamiyo raiisal wasaare Khayre. Dowladdaasi oo ay dadka somaliyeed aaminsan yihiin iney wakhtigii yaraa ee ay jirtey ay qaaday talaabooyin ay ku qanacsan yihiin dadka somaliyeed.

Weriye Dhegood

Add a Comment

Your email address will not be published. Required fields are marked *