bar/ bulshada/ garas oo ka mid ah maamulka golaha1960 oo ka warbixiyey socdaalkii uu ku soo maray maamulada Puntland iyo somaliland
|Warbixintan uu siiyey Mudane Garas golaha1960 iyo labada websidh ee golaha1960.com iyo Arrimaha.com ,wuxuu aad ugaga hadlay horumarka iyo isbedelka uu ku soo arkay labadaasi maamul ee dhinacyada dhaqaalaha ,waxbarshada,ganacsiga, isgaarsiinta, caafimaadka,nabadgelyada
iyo dhamaan horumarka laga sameeyey dhinacyada kala duwan ee arimaha bulshda.