Download!Download Point responsive WP Theme for FREE!

barnaamij gaara ///socdaalkii dheeraa ee mudane wardheere ku soo maray dalalka hindiya,bakistaan iyo kinya

barnaamijkan gaarka ah waxaanu ku eegeynaa socdaa uu ku soo maray dalalka Hindiya,Bakistaan ,iyo Kinya ,mudane Wardheere oo ka tisan aqoonyahanada golaha 1960.barnaamijkan oo uu kaga waramay dhinacyada waxbarashada ,nolosha bulshada qaybaheeda kala duwan ,iyo weliba aragtida guud ee dadka somaliyeed ku kala sharxayeen jabkii cadowga somaliyeed ay u geysatey puntland dagaalkii ay dhowaan ku soo qaadeen dhulka puntland.

Add a Comment

Your email address will not be published. Required fields are marked *