Download!Download Point responsive WP Theme for FREE!

cod/ baaq abaaraha odayaasha iyo maamulka 1960 waxay dadka somaliyeed ugu baaqayaan Abaaraha

sawirka golahaMaamulka , xubnaha golaha1960 iyo Websaydhada ay wada shaqaynta leeyihiin waxay ummadda somaliyeed ugu baaqayaan in la gargaaro dadka somaliyeed ee Abaaruhu ku hayaan dalka somaliya dhexdiisa,Ayna ka qayb qaataan biyo dhaaminta iyo quudinta dadka somaliyeed ee Abaartu ku habsatay kana dhamaadeen xoolahoodii ay ku noolaayeen.

Weriye  Dhegood

Wabsaydhada .Puntlandes,Saadaalnews,Arrimaha iyo golaha1960.com

 

Add a Comment

Your email address will not be published. Required fields are marked *