Download!Download Point responsive WP Theme for FREE!

cod/barnaamijka soo noolaynta wadaniyada iyo isjeclaysiinta ummadda somaliyeed/golaha1960

sawirka golahaBarnaamijkan aanu kaga hadalno soo noolaynta wadaninimada iyo is jeclaanta ummadda somaliyeed oo ay iska kaashadaan soo bandhigidiisa Golaha1960,iyo Websaydhada ay wada shaqaynta leeyihiin .

Barnaamijakan oo aanu kaga hadalayHAMBALYO, DARDAARAN IYO TALO LOO JEEDIYEY BAARLAMAANKA CUSUB IYO WAXA AY SHACABKA SOMALIYEED KA SUGAYAAAN  iyo sodoo kale kala xulashada Musharaxiinta madaxweynaha somaliya isu soo taagey    in ay u dooraan hogaamiye ka ssri kara somaliya dhibaatada ay ku jirtey mudada dheer  iyagoo ka fogaanaya qabyaalad iney ku doortaan madaxweynaha cusub.

Barnaamijakan waxaa ka qayb qaatay Aqoonyahanada ,siyaasiyiinta Golaha1960,   Sida  Sheekh Dalmar,Aqoonyhan Cagaaran,Siyaasi Xaaji Caare            XIRIIRIYE( Dhegood)

puntlandes,saadaalnews,arrrimaha iyo golaha1960.com.

Add a Comment

Your email address will not be published. Required fields are marked *