Download!Download Point responsive WP Theme for FREE!

DFS oo Kenya ku Eedaysay Faragelinta Arimaha Gudaha Somaliya

Dowladda Faderaalka Soomaaliya ayaa Dowladda Kenya ku eedaysay Faragalin ay ku heyso siyaasada Arimaha Gudaha Soomaaliya, Waxayna ka digtay Cawaaqib Xumada Arintaasi ka dhalan karta.

War-saxaafadeed ka soo baxay Dowladda Faderaalka Soomaaliya ayaa lagu sheegay in Dowladda Kenya ay faragalin Amni iyo Siyaasadeed ku hayso Soomaaliya taas oo ay Dowladda Soomaaliya sheegtay inay aad uga Xuntahay.

Qoraalka ayaa lagu sheegay in Dowladda Kenya ay Faragalinteeda u adeegsanayo Ciidanka Kenya oo qayb ka ah Howl galka Midowga Afrika ee loo soo gaabiyo AMISOM.

Akhriso Warka kasoo baxay DF Soomaaliya

Add a Comment

Your email address will not be published. Required fields are marked *