Download!Download Point responsive WP Theme for FREE!

Dr’s sacdiyo sheekh cali ayaa ka warantay xaaladaha dhabta ah ee ka jirta dalka somaliya ,waxbarashada,caafimaadka (1960)

Dr’s Sacdiyo Sheekh Cali ayaa warbixin aad u mihiima oo ay kaga warbixisay inta badan gobolada somaliya xaaladaha dhabta ah ee ka jira siisay Golaha1960 iyo Websaydhada ay wada shaqeeyaan.

Dr’s Sacdiyo Sheekh Cali oo madax ka noqotay mashaariic ay bixiyeen hay’daha ADEESO iyo USAID  lagana fuliyey inta badan Gobolada Somaliya .Warbixintan oo ah laba qaybood ,qaybta kowaad waxay kaga hadashay  dhinaca waxbarashada horumarka iyo dib u dhaca ka jira S/land,Puntland iyo koonfurta iyo gobolada dhexe ee Somaliya ,sidoo kale waxay warbixintan oo ay u baahan yihiin dadka somaliyeed iney si dhab ah u dhuuxaan xaaladaha kala duwan ee ay ku soo  bandhigtay  kagana warantay sida dhinacyada AMNIGA,BIYAHA,CAAFIMAADKA IYO kala duwanaanshaha Waxbarasho ee ka jira SOMALIYA waa mid qiira gelinaysa dadka somaliyeed.

Qaybta 1aad

Qaybta 2aad

Weriye Dhegood

Add a Comment

Your email address will not be published. Required fields are marked *