Download!Download Point responsive WP Theme for FREE!

golaha1960 oo ku taageeray dowlada federalka somaliya go’aanka ay ka qaadatay dowlada kiiniya ee xir—-

  Golaha1960 waxay si buuxda u taageerayaan dowlada federalka Somaliya GO”AANKA ay ka qaadatay Dalka kiiniya oo ay xiriirka u jartay ,ka dib iyadoo ay dowlada Kiiniya ka deyn weydey fareglin siyaasadeed iyo mid ficilba dalka Somaliya ,Taasoo dowlada somaliya ku macnaysay iney Kiiniya marar badan ku xad gudubtey madaxbanaanida Dalka somaliya ayna badbaadineyso dowladu madaxbaanida iyo dowladnida Somaliya.

Add a Comment

Your email address will not be published. Required fields are marked *