hambalyo dhalasho / mushtaaq ibrahim xasan wadaad oo dhalashadeedu tahay bisha marso/8 deeda
|Waa dhalasho farxadeed oo ah Maalinta ay dhalatay Gabadhayda aan aadka u jeclahay, aragtideedana aan wakhti walba ku farxo ,dhalatayna maalinta ay Haweenka aduunku u dabaal degaan kuna suntan maalinta haweenka aduunka ee Marso/8 (8/Marso). Waa Mushtaaq Ibrahim Xasan Wadaad. Oo aan leeyahay Aabe sanadka sanadkiisa kale bashbash iyo barwaaqo ku gaar.
Aamiin Aamiin Aamiin Aamiin Aamiin Aamiin