Download!Download Point responsive WP Theme for FREE!

hambalyo / maamulka iyo dadweynaha golaha1960 waxay hambalyo u dirayaan wasiir maaliyada dr c/raxman ducale beyle

    Hambalyo ; Maamulka iyo dadweynaha somaliyeed ee ku midoobey Golaha1960,Golaha shacabka somaliyeed, waxay hambalyo iyo bogaadin u dirayaan dowlada federalka somaliya  siiba Wasiirka Maaliyada DFS Dr C/raxman Ducale Beyle .oo muddo Saddex sano ah ku howlanaa Deyntii ragaadisey hanaqaadka dowladnimada iyo horumarka dalka Somaliya .deyntaas oo ahay Lacag aad u badan ,taasoo hadda la gaarey shaqo badan ka dib in aduunyadu isku raacdo in la gaarey wakhtigii somaliya deynta laga cafin lahaa ,taasoo ah

 

guushii ugu balaarnayd  ee muddo sodon sano ah Somalidu gaadho.

Waxaanu leenahay Wasiirada kalena ha ku day daan oo shaqada loo diray howga soo baxaan sida Dr BEYLE.

Add a Comment

Your email address will not be published. Required fields are marked *