Download!Download Point responsive WP Theme for FREE!

madaxweynaha puntland mudane dani ayaa furay wejiga labaad ee dhismaha wadada ceeldaahir-ceerigaabo

dhagax dhigay wejiga labaad ee laami saaridda waddada.

Madaxweynaha Dowladda Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni ayaa xarigga ka jaray wejiga koowaad ee caratuurka wadada Ceeldaahir- Ceerigaabo, isla markaana dhagax dhigay wejiga labaad ee laami saaridda waddada.

Posted by Puntland State House on Saturday, March 30, 2019

Add a Comment

Your email address will not be published. Required fields are marked *