maqal/Prof.Cabdirashiid cabdiraxman (GAYRE)& kornayl siciid maxamed cabdikariin ayaa ka hadlay isbedelka yimid iyo waxa somaliyi ka sugeyso madaxweyne Farmaajo.
|Waraysigan waxay si balaaran ugaga hadleen aqooyahanadu .faragelintii qaawanayd ee dowladaha jaarka ahi ku hayeen doorashada somaliya iyo jawaabtii ay ka bixiyeen musharaxiintii iyo baarlamaanka somaliyeedba, taasoo keentay isbedelka ku dhacay hogaanka somaliya laguna doortay Madaxweyne Maxamed Cabdullahi Farmaajo.
Sidoo kale waxay ka hadlay waxa somali ka sugeyso Madaxweynaha cusub iyo Baarlamaankaba
Weriye Dhegood
Puntlandes arrimaha,saadaalnews iyo golaha1960.com