Download!Download Point responsive WP Theme for FREE!

waraysi/ aqoonyahan muxumed max’d cali ayaa ka waramay xalinta dhibaatooyinka cashuuraha iyo faaiidada cashuurta cusubi u leedahay dadka danyar ah/golaha1960

  Aqoonyahan Muxumed Maxamed Ali oo ah khabiir ku xeel dheer Cashuuraha kala duwan ee dalka Maraykanka iyo Xalinta dhibaatooyinka ka dhasha cashuuraha la bixin waayo ,Sida dadka Dowlada Maraykanku ku leedahay cashuurta  .Sidoo kale Muxumed wuxuu ka waramay siyaalaha laysaga ilaalin karo dhibaatooyin kaaga yimaadda cashuuraha dowladda  Qaybata ;1aad

Sidoo kale Aqoonyahan Muxumed Max’d Cali wuxuu ka waramay Faaiidada ugu jirta isbedelka Cashuuraha ay dowlada Maraykanku ku samaysay sanadakan dadka ku cusub dalka haystana caruurta badan sida Somalida.

Qaybta 2aad

Weriye Dhegood

Add a Comment

Your email address will not be published. Required fields are marked *