Download!Download Point responsive WP Theme for FREE!

xaflad balaaran oo loo qabtay ciidamado s/land uga soo wareegey puntland oo ay ka qaybgalay gudoomiyaha baarlamaanka puntland

Balibusle:-

Gudoomiyaha Gollaha wakiiladda Dowladda Puntland oo hogaaminaya wafdi balaaran oo ka socda Dowladda Puntland oo ka kooban Wasiiro,Xildhibaano iyo Talliyaal ciidan ayaa deegaanka Bali-busle ee gobolka Haylaan ku soodhaweeyay Talliyayaashii maamulka Soomaaliland ugu magacawnaa gobolka Sanaag oo dhawaan xilalkaasi iska casilay kuwaasi oo hogaaminayay Ciidan badan iyo gaadiid dagaal.Soojeediye:- Ahmed Mohamed AJ

Posted by Warbaahinta Dawladda Puntland PLTV on Thursday, May 30, 2019

Gudoomiyaha Gollaha wakiiladda Dowladda Puntland oo hogaaminaya wafdi balaaran oo ka socda Dowladda Puntland oo ka kooban Wasiiro,Xildhibaano iyo Talliyaal ciidan ayaa deegaanka Bali-busle ee gobolka Haylaand ku soodhaweeyay Talliyayaashii maamulka Soomaaliland ugu magacawnaa gobolka Sanaag oo dhawaan xilalkaasi iska casilay kuwaasi oo hogaaminayay Ciidan badan iyo gaadiid dagaal

Image may contain: 6 people, people smiling, people standing

Add a Comment

Your email address will not be published. Required fields are marked *