Download!Download Point responsive WP Theme for FREE!

Aqoonyahan Faysal Cabdi Rooble oo ku soo bandhigay aragtidiisa siyaasadee ee ku aadan mustaqbalka Somaliya Golaha 1960

 

faysal iyo dheAqoonyahan Faysal Cabdi Rooble oo ku  dalka Maraykanka noqdayna sanadkii 2015kii aqoonyahanka keliya ee sanadkaasi ay wax ka weydiin jireen dalalka aduunka ee daneeya arimaha siyaasadda  somaliya .Sidoo kalena ah  siyaasiga keliya ee wakhtigiisa u huray sal u dhigidda faaiidada federalku u leeyahay dalka somaliya, kana qayb galay shirarkii ugu badnaa ee lagu qabtay dalka Maraykanka iyo dalal kale oo ay ka mid yihiin Talyaaniga Itoobiya iyo Jabuutiba dalalkaasi oo shirar loogu qabtay ummadda somaliyeed uuna ahaa aqoonyahanka keliya ee loogu casuumay inuu noqdo ka talabixiyaha mowduucyadii lagaga hadlaayey shirarkaasi somalida loo qabtay.Wuxuu.sharaxaad dheer ka bixiyey kala fikir duwanaanshaha madaxda somalida ee shirarka isugu tagta lagaga hadlaayo arimaha ku aadan mustaqbalka dalka somaliya siduu u ekaan doono isgoo dadka soomaliyeed kala hadlay golaha 1960 iyo websidka golaha  www.golaha1960.com

WERIYE    DHEGOOD

Add a Comment

Your email address will not be published. Required fields are marked *