Download!Download Point responsive WP Theme for FREE!

ardaydii ka baxday dugsiga sare ee puntland oo loo diidey in shahaadadooda dowlada federalku aqoonsato

Muqdisho

DAAWO Xildhibaan Maxamuud Axmed Ciise (Runsheeg)-oo ka Mid ah Golaha shacabka Degaan Doorashadiisuna ay tahay Puntland ayaa Xukuumadda Soomaaliya ku dhaliilay in ay Diidan tahay Dhismaha Dekadda Garacad-Sidoo kalana Wasaaradda Waxbarashada ku Eedeeyay in Ardey Reer Puntland ah u diiday shahaado ay Jaamacado Dibeda ah ku Aadi Lahaayeen. Ahmed Nadaara Dabaraani Media Inc

Posted by Dabaraani Media Inc on Friday, August 23, 2019

Add a Comment

Your email address will not be published. Required fields are marked *