Download!Download Point responsive WP Theme for FREE!

baarlamaanka somaliya oo yeeshay gudoomiye cusub 1/11/2017

jawaari Doorashadii baarlamaanka ee ka dhacday iskuul boolisiya ee magaalada Muqdisho 1/11/2017 ee loogu tartamayey gudoomiyaha baarlamaanka somaliya.

Doorashadaasi oo ay ku tartamayeen afar xildhibaan waxaa codeeyey 259 xildhibaan.  waxaana ku guuleystey Gudoomiyaha baarlamaanka somaliya Maxamed Sheekh Cisman Jawaari 00 helay 141 cod ,Xidhibaan Xidigna Wuxuu helay 97 cod, Xidhibaan Geesey wuxuu helay 17 cod halka uu Xidhibaan Idiris helay 2 cod ,2 codna wey xumaadeen.

 

Add a Comment

Your email address will not be published. Required fields are marked *