Download!Download Point responsive WP Theme for FREE!

cilmi baaris ay jaamacadda darham ee ku taala dalka ingiriiska ay ku samaysay barakacayaasha afar magaalo magaalada boosaaso

Jaamacadda Darham oo ku taal Dalka Ingiriiska ayaa Magaalada Boosaaso ku soo bandhigtay Cilmi baaris ay ka sameysay Afar magaalo oo ku yaal Soomaaliya oo ay ku nool yihiin Barakacaayl Soomaaliyeed.

Posted by Warbaahinta Dawladda Puntland PLTV on Wednesday, January 23, 2019

Add a Comment

Your email address will not be published. Required fields are marked *