Download!Download Point responsive WP Theme for FREE!

Daawo sawirrada wafigii Taliyaha CXDS & Xildhibaanada oo Gaalkacyo lagu soo dhaweeyey

14 Dec 2017 (Puntlandes) Saaka ayaa waxa magaalada Gaalkacyo ee xarunta Gobolka Mudug gaaray wafdi ballaaran oo ay hogaaminayaan Taliyiha Ciidanka Xooga Dalka Soomaaliya Sarreeye Gaas Cabdi wali  Jaamac Warsame Gorod iyo Xildhibaan Saleebaan Maxamuud Xaashi oo ka mid Xildhibaanada Golaha Shacabka.

Wafdiga ayaa Gaalkacyo u tagay sidii ay Nabadaynta guud ahaan Gobolka Mudug iyo gaar ahan magaalaga Gaalkacyo uga qayb qaadan lahaayeen.

Daawo sawirrada wafigii Taliyaha CXDS & Xildhibaanada oo Gaalkacyo lagu soo dhaweeyey
51

Add a Comment

Your email address will not be published. Required fields are marked *