Download!Download Point responsive WP Theme for FREE!

Dagaal ka bilowday Deegaan Hoostaga Degmada Boocame ee G. Sool

Dagaal beeleed cusub ayaa qarxey deegaanka Sangajabiye Oo ka tirsan degmada Boocame ee gobolka Sool ,

Dagaalkan oo u dhaxeeya laba beelood oo kala dega Sool (Boocaame) iyo Gobolka Nugaal-Garoowe , ayaa ka dhashey deegaamayn ay ku doonaysay Beesha Nugaal Deegaanka Sangajabiye oo ah gudaha gobolka Sool ah.

Dagaal u dhaxeeya labadan dhinac ayaa sababay dhimasho hal qof iyo dhowr qof oo kale oo dhaawac ah , iyadoo dagaalku uu wali socdo .
Dhaawacyada ayaa lakala geeyey cusbitaalada Garoowe iyo Laascaanood .

Kalshaale.com

Add a Comment

Your email address will not be published. Required fields are marked *