doorashada ku xigeenada baarlamaanka 10 aad ee soomaliya 2017
|Saaka waxaa la doortay labada ku xigeen ee baarlamaanka 10 aad ee somaliya waxaana ku kala guuleystey .
Ku xigeenka Kowaad ee baarlamaaanka waxaa ku guuleystey C/weli sh Ibrahim Mudey. 164 cod
Ku xigeenka Labaad ee Baarlamaanka Waxaa ku Guuleystey Mahad Cabdalla Cawad