Xisaabiyaha Guud ee dowladda Faadumo Cusmaan Faarax ayaa ku eedeysay Wasiirka Maaliyadda Xukuumadda Soomaaliya inuu faragelin ku haayo Xafiiskeeda, iyadoo u qortay warqad ay ku ogeysiisay wasiirka maaliyada Xafiisyada Madaxweynaha iyo Ra’iisul Wasaaraha oo cinwaan looga dhigay jawaab celin Faragelinta Xafiiska Xisaabiyaha Guud iyo Marin habaabinta Wasiirka Maaliyadda.


