Download!Download Point responsive WP Theme for FREE!

Gudoomiyaha Baarlamaanka Puntland iyo Ra’isulwasaaraha Jabuuti c/qaadir maxamed kaamil oo kulmay dalka jabuuti

Magaalada Jabuuti waxaa ku kulmay Siyaasiyiin Xilal-sare ka hayay Labada Dal Ee Soomaaliya Iyo Jabuuti. Raga halka Kulmay ayaa Xilal-sare ka haya Dalka Jabuuti Oo uu Hogaaminayay Raisal-Wasaaraha Dalka Jabuuti Cabdiqaadir Maxamed Kaamil Oo dhalasho ahaan u dhashay Beesha Warsangali Daarood Iyo Xeer -ilaaliyaha Dalka Jabuuti Jaamac Saleebaan Oo isna u dhashay Beesha Dhulbahante. Geesta kale waxaa iyana Dalka Soomaaliya ka yimi Guddoomiyaha Barlamaanka Puntland Abdixakiin Dhoobo-Daarood Iyo Ku-Xigeenka Labadaa Ee Barlamaanka Puntland Ismaaciil Warsame, Xildhibaan Kayse Iyo Xildhibaan Sharmaarke Garaad Saleebaan Buraale Oo ka tirsan Barlamaanka Soomaaliya.

 

Add a Comment

Your email address will not be published. Required fields are marked *