Download!Download Point responsive WP Theme for FREE!

Gudoomiyaha Barlamanka oo soo saaray in Mooshinkii Farmaajo taagan yahay lana marsiinayo sharciga

Gudoomiyaha golaha shacabka ee Baarlamaanka JFS Maxamed Mursal ayaa soo saaray qoraal uu ku caddeeyey in Mooshinkii xil la qaadida madaxweyne Farmaajo uu taagan yahay lana marsiinayo sharciga.

 

Add a Comment

Your email address will not be published. Required fields are marked *