Download!Download Point responsive WP Theme for FREE!

gudoomiyaha guddiga maamulka sare ee hayadda duulista rayidka siciid qoorsheel

Siciid Qorsheel oo loo magacaabay Gudoomiyaha Guddiga maamulka sare ee h’ayadda Duulista Rayidka.

Dawladda Soomaaliya oo dhowaan samaysay Guddiga maamulka sare ee h’ayadda Duulista Rayidka, lana soo marsiiyey labada Aqal ee Baarlamaanka oo ay ansixyeen ,ayaa guddigan ka koban todobada qof waxa madax loga dhigay (chairman of the board) Siciid Jaamac C. Qorsheel afarta sano ee soo socota

Halkan Waxaan hambalyo uga diraynaa Siciid oo ayna Wasaaradani ku cusbayn oo uu ahaa Qofkii soo dhisay, soona celiyey hawada Soomaaliya

Add a Comment

Your email address will not be published. Required fields are marked *