Download!Download Point responsive WP Theme for FREE!

hambalyo hambalyo/madaxweynaha cusub ee somaliya maxamed cabdullahi farmaajo

far       Hambalyo   madaxweynaha cusub ee somaliya oo 8/2/2017  muddane Maxamed Cabdullaahi farmaajo ,isagoo ku guuleystey 184 cod wareegii labaad .

loomana gudbin wareeg saddexaad sababtoo ah xasan sheikh maxamud oo la tartami lahaa oo u tanaasulay ka dib markii uu ogaadey inaanu gaareyn tirade loo baahan yahay

 

Add a Comment

Your email address will not be published. Required fields are marked *