hub la rabey in qarsoodi lagu geliyo somali oo la qabtay
|Badmaaxiin u dhashay dalka Ustareeliy ayaa ku qabtay doon kaluumaysi oo lagu soo qariyey hub aad u fara badan oo sida la sheegay la rabey in si tuuga ah lagu geliyo dalka somaliya .doontaasi oo maraysey meel u dhow dalka Cumaan.
Hubka doontaasi saaraaraa sida uu sheegay sarkaal sare oo ka tirsan ciidamada dalka Ustareeliya ee ku marmrsiyooda iney ilaa linayaan Burcad badeed iney hubkaasi gacanta ku hayaan maadaama somaliya ay weli ay saran tahay cunaqabatay hub,ayna u arkaan hubkani iney leeyhiin ururka afka duubta ee al shabaab kuwaa soo dhibaato ku haya dadka somaliyeed.
Hubkaasi sida la sheegay wuxuu ka kooban yahay 1989 qoryo fudud,100 kuwa garbaha laga rido iyo tiro badan oo isugu jira qoryaha daran dooriga u dhaca iyo bambooyinka gacanta laga tuuro.