Download!Download Point responsive WP Theme for FREE!

kulankii madaxweynaha federalka iyo madaxweynayaasha dowlada goboleedada magaalada garoowe

Kulanka Madaxweynaha iyo Madaxda Dawlad Goboleedyada

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa kulan wadatashi iyo is-xogwaraysi ah la yeeshay Madaxda Dowlad Goboleedyada dalka. Kulanka waxa goobjoog ka ahaa Guddoomiyaha Aqalka Sare Mudane Cabdi Xaashi Cabdullaahi, Madaxweynayaashii hore ee dalka Mudane Xasan Sh. Maxamuud iyo Mudane Shariif Sh. Axmed, Ra’iisul Wasaarihii hore ee Soomaaliya Mudane Cali Maxamed Geeddi iyo Madaxweynihii hore ee Puntland Sen. Cabdiraxmaan Maxamed Faroole.

Posted by Villa Somalia on Sunday, January 27, 2019

Gobanimo iyo sharaf ''

Posted by Jibril Heres on Sunday, January 27, 2019

Add a Comment

Your email address will not be published. Required fields are marked *