Download!Download Point responsive WP Theme for FREE!

labada gudoomiye ee labada aqal ee baarlamaanka somaliya oo lagu soo dhoweeyey garoowe

24 Okt 2017 (Puntlandes) Wafdi balaaran oo uu hogaaminayo Gudoomiyaha Aqalka Sare mudane Cabdi Xaashi Cabdullaahi uu na ka mid yahay Gudoomiyahay Golaha Shacabka Maxamed Cusmaan Jawaari ayaa waxaa maanta si heer sare ah loogu soo dhaweeyey Caasimadda Puntland ee Garowe.

Daawo sawirradaFB_IMG_1508851874400FB_IMG_1508851861710

Add a Comment

Your email address will not be published. Required fields are marked *