Download!Download Point responsive WP Theme for FREE!

Madaxweynaha JFS Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo iyo wafdi uu hoggaaminayo

Madaxweynaha JFS Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo iyo wafdi uu hoggaaminayo oo ay kamid yihiin Guddoomiyaha Golaha Shacabka Mudane Maxamed Mursal Sheekh, Ra’iisul Wasaaraha XFS Mudane Xasan Cali Khayre iyo xubno ka tirsan goleyaasha dowladda ayaa goordhaw u ambabaxay dalka Jabuuti halkaas oo ay kaga qeyb galayaan wadahadallada DFS iyo Somaliland.
Ahmed Shookari, Faisal Abdikarim and 3.2K others
896 Comments
801 Shares
Like

Comment

Share

Add a Comment

Your email address will not be published. Required fields are marked *