Download!Download Point responsive WP Theme for FREE!

Madaxweynaha Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni ayaa qasriga Madaxtooyada Boosaaso kulan muhiim ah kula qaatay wefti ka socda UNSOM iyo IGAD

DAAWO

Madaxweynaha Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni ayaa qasriga Madaxtooyada Boosaaso kulan muhiim ah kula qaatay wefti ka socda UNSOM iyo IGAD oo ay hormuud u ahaayeen Ku-xigeenka Ergayga Qaramada Midoobey ee Soomaaliya Ambassador. Raisedon Zenanga iyo Ergayga urur Goboleedka IGAD ee Soomaaliya Ambassador Maxamed Cali Guyo.Wasiirka Wasaaradda Qorshaynta, Horumarinta Dhaqaalaha iyo Iskaashiga Caalamiga Ah Abdiqafar Hange ayaa ka warbixiyey kulanka

Posted by Dalmar Media Services on Saturday, October 5, 2019

Add a Comment

Your email address will not be published. Required fields are marked *