madaxweyne ku xigeenka dowlad deegaanka somalida ee itoobiya marwo sacdiyo ayaa lagu soo dhoweeyey gobolka minnesota ee dalka maraykanka
|Garoonka diyaaradaha ee gobolka Minnesota iyo gudaha magaalada Minneapolis waxaa si aaney ugu kala hadhin dadka somalida siiba dadka ka soo jeeda dowlad degaanka somalida itoobiya ku soo dhoweeyeen Madaxweye ku xigeenka dowlad deegaanka somalida Itoobiya Marwo Sacdiyo Gobolka Minnesota ee dalka Maraykanka .
Marwo Sacdiyo waxay shirar kala duwan la yeelan doontaa bulshada somalida ah siiba kuwa ka soo jeeda dowlad deegaanka .Sidoo kale waxay waxka qaban doontaa isku xidhka dadka dowlada degaanka iyo wax ka qabashada dhise hogaan wanaagsan oo loo samaynaayo bulshadaasi iyo isku xidhkoodaba.
Madaxweyne ku xigeenku waxay u sii gubi doontaa haddii ilaahay yiraahdo gobolo kale.