Download!Download Point responsive WP Theme for FREE!

magaalada boosaaso waxaa ka dhacday xaflad loogu wareejinayo dekeda boosaaso shirkad imaaraati ah

Sawiro: Shirkadda DPWorld oo maanta lagu wareejiyey maamulida Dekeda Bosaso

Filed under: Wararka maanta | 
12 Okt 2017 (Puntlandes) Shirkadda DP World ayaa maanta waxaa lagu wareegajiyey maamulka Dekeda Bosaso ee xarunta ganacsiga Puntland.

Munaasabada si heer sare ah loo soo agaasimay oo ay shirkaddu kula wareegayso maanulka Dekeda ayaa ka djhacday gudaha Dekeda, iyadoo ay ka qayb galayaan mas’uuliyiin ka tirsan dawlada Puntland, Madax ka socota shirkadda iyo marti sharaf kale oo lagu casuumay.

Shirkadda DPWorld ayaa ku naalgelinaysa dekeda aduun la ageed oo dhan 336 Milyan oo Doolar, iyadoo dekeda dhisme, balaarin iyo casriyeyn ku samaynaysa si ay ula tartanto dekedaha caalamka.

Daawo sawiradda

Add a Comment

Your email address will not be published. Required fields are marked *