Download!Download Point responsive WP Theme for FREE!

magaaladii u horeysey ee ay yeeshaan oo maamulka s/land ka burburiyey

Dhowaan ayey sahansadeen dalka somaliya dadka la hayb soocaa meeshii ugu horeysey ee ay ku yeelan lahaayeen oo deegaan ah ,sababtoo ah dadkaasi oo aad u tiro badani ha magaalo kuma laha dalka somaliya aan ahayn tuulo dhowaan looga sameeyey gobolka mudug dhinaca puntland.

Waxaanse ognahay nacaybka ugu ugu badan dadkaasi iney had iyo jeer kala kulmaan dadka Isaaqa la yiraahdo ee ku nool Magaalada Hargeysa iyo Ilaa Burco.  Dadka hadda ka burburiyeyna waa ciidamo ay somaliland u soo dirtay kuwaasoo ka tirsan kuwa ay ku caburiso Magaalada laascood

Add a Comment

Your email address will not be published. Required fields are marked *