Download!Download Point responsive WP Theme for FREE!

Ra iisal wasaaraha somaliya oo ka hadlay dacwad laga gudbiyey

sawirka cumar cabdirashiidDhowaan waxaa qaar ka mid ah xisbiyada siyaasadda ee ka furan magaalada Muqsisho u gudbiyeen dacwad Maxkamada sare ee dalka somaliya  .dacwadaas oo ay sal uga dhigeen in Raiisal wasaaraha somaliya iyo dowlada uu hogaamiyaa ay socod siin waayeen sharciigii lagu maamuli lahaa  asxaabta siyaasadeed ee la rabo in dalka laga hir geliyo ,kaasi oo uu horay u dhamaystiray Baarlamaanka federalka ah,

Sida uu horay u sheegay gudoomiyaha maxkamdda sare Mudane Ilka xanaf in loo soo gubiyey dacwadaasi ka dhanka ah ra iisal wasaaraha iyo wasiirka arimaha gudaha,wuxuuna sheegay gudoomiyuhu in muwaadin kastaa uu xaq u lee yahay inuu dacwad u soo gubisan karo Maxkamada sare balse  aaney jirin Asxaab siyaasadeed oo sharci ah oo la aqoonsan yahay balse ay xaq u leeyihiin iney dacwad ka dhan ah ra iisal wasaaraha iyo dowladiisa u soo gubin karaan Maxkamada.uuna u gudbin doon cidda ay khusayso dacwadani si ay iyana jawaab uga bixiyaan  . .

Ra iisal wasaare Cumar Cabdi rashiid wuxuu sheegay inaaaney jirin Asxaab siyaasadeed oo la aqoonsan yahay lana rabo in laga furo dalka oo dhan , sharciga ay sheegayaana loo saaray guddi ka soo baaraan dega, uuna wasiirka arimaha guduhu u soo gubin doono golaha wasiirada marka gudigaasi dhamaystirto,laguna celin doono Baarlamaanka marka golaha wasiiradu ansixiyaan ,

 

Add a Comment

Your email address will not be published. Required fields are marked *