Download!Download Point responsive WP Theme for FREE!

Shabakad ka Ganacsata Caruurta oo la qabtay iyo Tirada lasoo Bad baadiyey oo la shaaciyey !

Ciidamada Booliska gaar ahaa kuwa Dambi baadhista ee CID ayaa gacanta ku dhigay Shabakad ka ganacsata carruurta, kuwaasoo ka kooban 11 ruux, Islamarkaana lagu Raad Joogay Muddo Bil ah.

Taliye kuxigeenka Ciidamada Booliska Jen. Zakiya Xuseen ayaa sheegtay in 11 ruux ee la qabtay 8 ka mid ay yihiin Haween.

Sidoo kale waxaa ay sheegtay in la soo badbaadiyay 11 carruur da’dooda u dhaxeyso 12 sano jir illaa 7 bilood, kuwaasoo beec sugayaal ah.

Waxaa ay sheegtay inay carruurta ay soo badbaadiyeen ay gacanta ku hayaan Ciidanka Booliska intii laga baadigoobaya waalidiintooda.

Add a Comment

Your email address will not be published. Required fields are marked *