Download!Download Point responsive WP Theme for FREE!

Siciid deni oo Garoowe ku Qaabilay Xubno ka yimid Kenya iyo Maraykanka (Sawirro)

Madaxweynaha Maamulka Puntland Siciid Cabdullaahi Deni, ayaa Qasriga Madaxtooyada Puntland ee Garoowe Qado sharaf ugu sameeyay Xildhibaan Maxamuud Nuur oo ka tirsan Baarlamaanka Minnesota ee dalka Maraykanka iyo wafdi uu hoggaaminayo.

Kulanka waxaa sidoo kale ka qeybgalay wafdi ka socda Kenya, Madaxda Hay’adda Cilmi baarista Puntland ee PDRC iyo marti sharaf u timid Garoowe inay ka qeybgalaan dabaaldega sanad-guurada 23-aad ee kasoo wareegatay markii la aasaasay Puntland.

Puntland ayaa waxaa hada siwayn looga dareemayaa loolanka loogu jiro   Xildhibaanada Cusub ee DF Sooamaliya kuwaasi oo deegaan doorashadoodu ay tahay Puntland.

Add a Comment

Your email address will not be published. Required fields are marked *