socdaalkii uu ku soo maray eng;axmed oo ka mid ah golaha1960 dowlad goboleedada s/land iyo puntland
|Waxaa dhowaan ka soo noqday socdaal dheer oo xagga dhulka ah oo uu ku soo maray gobolo ka mid ah dalka somaliya Eng Axmed oo ka tirsan odayaasha golaha 1960 ,golaha codka shacabka somaliyeed,
Eng Axmed wuxuu golaha iyo ummdda somaliyeedba la wadaagey wixii uu ku soo arkay socodkii dheeraa ee uu dhulka ku maray laga bilaabo Magaalada Hargeysa ilaa iyo Magaalada Gaalkacayo ha ahaato dhinaca nabad gelyada .horumarka ,ganacsiga iyo nolosha bulshadu
heerka ay joogto