Download!Download Point responsive WP Theme for FREE!

tacsi–/ maamulka golaha1960 , dhegeystayaashiisa iyo ehelada iyo asxaab badan oo ku kala nool caalamku waxay tacsi—-

   Dhamaan maamulka iyo dhegeystayaasha Golaha1960

Cali xasan wadaad ,xaaskiisa iyo caruurtiisa

Xasan fatax ,xaaskiisa iyo caruurtiisa

Fadumo Cabdalle iyo caruurteeda

Casha Cabdalle iyo caruurteeda

Ibarahim Xasan Wadaad ,xaaskiisa iyo Caruurtiisa

Dhamaan  Ehelada iyo Qaraabada  oo kala jooga Dalalka Caalamka waxay Tacsi u dirayaan Axmed karkuus iyo caruurtiisa oo Xaaskiisii ku geeriyootey Magaalada Badhan ,Gobolka Sanaag ee dalka Somaliya ,Waxaaney Ilaahay uga baryayaan samir iyo iimaan inuu ka siiyo geeridaasi ku timid Xaaskiisa ,iyada Janadii ka waraabiyo AAMIIM  AAMIIN  .

Add a Comment

Your email address will not be published. Required fields are marked *