Download!Download Point responsive WP Theme for FREE!

tacsi tacsi/ maamulka iyo dhegeystayaasha golaha1960 waxay puntland iyo reerkiisiiba uga tacsiyeenayaan geerida w/dhegaweyne.

  Anagoo ah Maamulka iyo Dhegeystayaasha Golaha1960 waxaanu uga Tacsiyadeyneynaa   Maamulka puntland ,xaaskii ,caruurtii ,eheladii iyo qaraabadii geerida ku timid Wasiirkii Wasaarada Deegaanka ,beeraha iyo isbdelka cimilada Puntland Alla ha u naxariistee Ismaaciil Gamadiid (dhegaweyne) .Waxaanu leenahay ilaahay samir iyo iimaan haydinka siiyo isagana janada ha ka waraabiyo  Aamiin   Aamiin.

Add a Comment

Your email address will not be published. Required fields are marked *