War degdega/shirka madasha wadatashiga ee magaalada Kismaayo
Weriyaha golaha 1960 ee ku sugan goobta uu shirku ka socdo Weriye Cabdullahi Akhyaar ayaa golaha 1960 iyo websaydhka golaha uga waramay meesha uu marayo shirka wadatashiga ee u dhexeeya Dowlad goboleedada iyo madaxda sa
re ee doladda federaalka ah ., shirar doceedyada kale ee u dhexeeya dowlad goboleedada iyo shirkii maanta ay wada galeen Baarlaamnka federalka iyo Baarlamaanka jubbaland oo in mud ah mugdi ku kala dhexjirey.
