wararka caalamka carabta ee golaha1960 iyo weriye Mushtaar waran bari
Wararka Caalamka Carabta ee Golaha1960 .Wararkan Carabta oo intooda badani ay Telifishanada iyo Jaraaidku kaga warameen guusha taariikhiga ah ee ay dadka somaliyeed ka soo hooyeen Doorashadii ka dhacday 6/11/18 .Taasi oo ay ku guuleysteen dhamaan kuraastii ay u tartameen Sida Ilhan cumar,Maxamud Nur Hodan Nur iyo jagooyin badan oo kale
Weriye Waran bari
