Download!Download Point responsive WP Theme for FREE!

waraysi: aqoonyahan C/qaadir jengeli oo golaha1960 uga waramay deyn cafiska somaliya.

AqoonyahanC/Qaadir Jengeli  oo Waraysi siiyey golaha1960 iyo Websaydhada ay wadashaqeeyaan wuxuu si qoto dheer uga waramay xilayadii kala duwaan ee ay dowladihii kala dambeeyey qaateen deynta wakhti walba laga hadlayo ee dalka Somaliya lagu leeyahay .Sidoo Aqoonyahanku wuuxuu ka waramay naacyada kala duwan ee deymanka loo cafiyo. Maadaama ay Dowlada Somalaya ay in mudo ahba ku howlanayd sidii dalka somaliya looga cafin lahaa Deynta ay caalamku ku leeyihiin ,iyadoo ay hadda rajo weyn ay dowladu ka qabto in deyntaasi laga wada cafiyo bisha 2/2020

Weriye Warsamr dheere

Add a Comment

Your email address will not be published. Required fields are marked *