waraysi/Q2aad// Aqoonyahan safiya cabdullahi ismacil oo siisay golaha 1960 waraysi ay kaga warantay doorashadii ka dhacday dalka jabuuti iyo guud ahaaba waxa ka jira dalkaasi
|Waxaa waraysi siisay golaha 1960 Aqoon yahanad u dhalatay dalka jabuuti; Safiya Cabdullahi Ismacil oo odaygeedu u taramay madaxtinimada Dalka Jabuuti,oo doorashada madaweynenimadu ka dhacday dhowaan,Doorashadaasoo uu ku guuleystey Ismacil Cumar Geele,.
Warasiga oo ay Safiyo Cabdullahi Ismaciil kaga warantay guud ahaan xaaladaha siyaasadeed, nololeed iyo ,horumarka bulshadu sida ay u dib dhacsan yihiin,Sidoo kale Safiyo waxay ka warantay qalalaasaha siyaasadeed ee ka jira dalka Jabuuti iyo caburinta lagu hayo dadka siyaasiyiinta ah ee u dhashay dalkaasi Jabuuti