Download!Download Point responsive WP Theme for FREE!

ra iisal waaraha iyo taliyayaasha ciidamada somaliya oo su’aalo la weydiiyey

Kulan ay yeesheen baarlamaanka federalka somaliya ayaa waxaa hor yimi Raiisal wasaaraha dalka iyo taliyayaasha ciidamada nabad sugidda iyo booliska ,ku waasoo dhowr jeer oo hore ka baaqday kulanka,

Xubno ka tirsan baarlaanmka ayaa suaalo badan oo ku saabsan amni xumada ka soo korodhay dalka siiba caasimadda weydiiyey labada taliye .iyadoo shaki badani hadheeyey in ciidamada nabad sugida qaarkoo xiriir la leeyihiin nimanka afka duubta .Balse taliyaha nabad sugiddu waa diiday arintaa ,

Ra iisal wasaaraha somaliya Cumar Cabdi rashiid waxa uu qiray iney jirto habacsanaan ka muuqata ciidamada amniga sida booliska iyo nabad sugidda beryahan dambe.Taasoo ah mid la qarin karayn oo muujinayaa qaraxyada aadka ugu soo batay magaalada Muqdisho,iyo weliba qaraxii lala beegsaday diyaaradii shirkadda Daalo.

Wixii warar dheeraada ka soo baxa kala soco golaha 1960

Add a Comment

Your email address will not be published. Required fields are marked *