Download!Download Point responsive WP Theme for FREE!

waraysi/ danjire c/kariin ow cali/ xuquuqda diblamaasiyiinta,heshiiskii fiyeena iyo muranka somaliya iyo imaaraad dhacdadii adan cadde

Danjiruhu wuxuu waraysigan ku sharaxayaa aasaaskii iyo heshiiydii april,18/1961 , ee wadamada aduunku ku heshiiyeyn qaabka ay hadda ugu dhaqmaan xiriirka diblamaasiyeed ee dhexmar.Sidoo kale wuxuu ka hadlay xuquuqda ay leeyihiin Safaaradaha iyo dadka ka shaqeeya iyo alaabtoodu.

Danjire Cabdikariin ow Cali oo waraysigan siiyey Golaha1960 iyo Websaydhada ay wadashaqeeyaan wuxuu ku bayaamiyey Arintii muranka ka dhex dhalisay dowlaha Somaliya iyo Imaaraad taa soo ka dhacday garoonka diyaaradaha muqdisho.

Weriye Dhegood

Add a Comment

Your email address will not be published. Required fields are marked *