Download!Download Point responsive WP Theme for FREE!

Waraysi Part 2-Golaha-1960/Murashaxa Madaxweynaha Puntland 2019, oo dadweyne Soomaaliyeed weydiiyeen su’aalo ku saabsan qorshihiisa ku aaddan doorashada

Qaybta 2-aad ee Warasiga Golaha-1960 la yeeshay Murashax Maxamuud Axmed Cabdalla, Murashaxa Madaxweynaha Puntland 2019, waxaa Maxamuud weydiiyey su’aalo dadweyne Soomaaliyeed oo ka soo jeeda dhammaan Gobollada Soomaaliya. Murashaxa ayaa haddaba ka jawaabaya, su’aalo ku saabsan qorshaha doorashada murashaxa iyo sida uu ardo guud ahaan in Puntland doorashada soo socota uu guul ka soo hoyn karo, iyo aragtidiisa ku aaddan isu soo dhoweynta Fadaraalka iyo Puntland. Waa murashixii u horreeyey oo dadweyne ka soo jeeda qaybaha kala duwan Soomaaliya oo dhan, su’aalo furan weydiiyaan. Haddaba hoos ka dhegeyso:

Add a Comment

Your email address will not be published. Required fields are marked *