Tan iyo burburkii Dawladdii Soomaliyeed ee 1991dii, markii dagaalka ehliga ah ka dilaacay Soomaaliya, ilaa maanta oo aan joogno 2017 ma jiro wax lagu tilmaami karo ciidan Qaran
Waraysi xiisa badan oo aan la yeelannay Gen. Bashiir Xaaji Yuusuf oo u taagan jagada Guddoomiyaha Gaarisa ee Kenya sannaddan 2017, bisha Agoosto, ayuu kaga hadlay hammigiisa siyaasadeed,
Maansada FARRIIN XILDHIBAAN oo ku socota Xildhibaannada doorashada ku dooranaya Madaxweynaha Soomaaliya ee afarta sano oo soo socota wuxu Abwaan Maxamuud Axmed Cabdalle kula dardaarmayaa in xildhibaannadu iska
Eng. Cabdicasiis Xaaji Maxamed Xuseen ayaa si qota dheer u faahfaahiyey musuqmaasuqa ka jira Soomaaliya, musuqmaasuqaa oo sida uu sheegay salka ku haya nidaamka dawliga ah ama fadaraalka.
November 12, 2016- Waxa u suurta gashay Golaha1960 inaan waraysi dhinacyo badan taabanaya la yeelanno Guddoomiyaha Guddiga Doorashooyinka Qaranka ee Soomaaliya, Xaliimo Ismaaciil Ibraahim (Xaliima Yareey). Sidoo kale
Wararka ka imaanaya Magaalada Gaalkacyo ee Xarunta Gobolka Mudug ayaa ku waramaya in dagaal xoogan oo u dhaxeeya Ciidamada Puntland iyo Galmudug uu ka bilaawday Magaaladaasi. Dagaalkani ayaa
Waxa u suurta gashay Golaha1960 iyo bogga Arrimaha.com in waraysi dhinacyo badan taabanaya aan la yeelanno Garyaqaan C/Waaxid Cabdullahi Warsame. Garyaqaanka ayaa waraysigiisu ku qotomaa, qoraal uu u bixiyey “Hummaag
Waxaa u suurta gashay Golaha1960 inaan waraysi la yeelanno Dr. Udub Mukhtar oo ah khabiir ku xeel dheer arrimaha siyaasadda, dhaqaalaha iyo tiknoolajiyada. Dr. Udub oo shahaadada Phd ku haysta
Waxaan waraysi qotodheer oo meelo badan taabanaya la yeelanay aqoon yahay Professor Udub Mukhtar oo ah bare jaamacadeed, kuna haysta shahaadada Phd Software Engineering. Waxa inta u dheer Dr.