Download!Download Point responsive WP Theme for FREE!

waraysi //xildhibaan cabdibare jibriil ayaa waraysi xaasaasiya siiyey golaha1960

Cabdi-Barre-Yusuf-JibrilGolaha1960 waxaa marti noogu ahaa Xildhibaan Cabdibarre Jibriil oo waraysi dheer oo dhinacyo badan taabanay ,uuna ku bayaamiyey xaaladda somaliya meesha ay marayso iyo meesha ay maanta uga gudbeyso 2016,maadaama dhamaanba heshiisyadii ay madasha qaran ku heshiiyeen ay baarlamaanku is hortaageen.Sidoo kale wuxuu aad uga hadlay Golaha amniga ee jimciyada quruumaha ka dhexaysa socdaalkii ay somaliya ku yimaadeen,iyo weliba shirarka ay wada qaadanayaan madaxda dowlad goboleedadu iyomadaxda dowladdu.

Add a Comment

Your email address will not be published. Required fields are marked *