Waraysi/Aqoonyahan yalax ayaa golaha1960 uga waramay wadooyinka loo mari karo dib u soo noolaynta dalka somaliya
|WARAYSI/AQOONYAHAN YALAX AYAA GOLAHA1960 UGA GUDBIYEY DADKA SOMALIYEED SIDA DALKA SOMALIYA BURBURKA UGA SOO KABAN KARO+HOGAAMIYAHA AY U BAAHAN YIHI
Barnaamijakan (waraysigan) oo xambaarsan aqoon cilmiyeed ku aadan sida ama wadada dib loogu soo noolayn karo(dib loogu dhisi karo ) dalka iyo dadka somaliyeed ee burbursanaa mudada ku dhow 30 ka sano .Hogaamiyaha ay somalidu u baahan tahay hadda iyo sifaha loo baahan yahay in lagu xusho hogaamiyahaas.
Barnaamijakan oo aad u qiima badan Aqoon yahan YALAX uga gudbiyey Golaha1960 iyo websaydhada ay wada shaqaynta leeyihiin.
Weriye Dhegood.
Puntandes.com.Saadaalnews,Arrimaha iyo golaha1960